Maxkamadda Sare ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta go’aan ka soo saartay Dacwad Dastuuri ah oo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku u soo gudbiyey isaga oo tixraacaya qoraalka Maxweynaha, Dacwadaasi oo nuxurkeedu ku saabsanaa waafaqsanaan la’aanta Wax-ka-bedelka iyo Kaabista Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Diwaangalinta Codbixiyaasha Xeer Lr 91/2023.
Go’aankii oo dhamaystiran hoos ka akhriso.