Dacwad ka socotay Maxkamadda degmada Laascaanood oo loo soo gudbiyey dhinaca Hargeysa ayaa waxa maanta go’aankeedii lagu soo afmeeray Maxkamadda sare, dacwadan ayaa ka dhaxaysay saddex qoys oo isku dacweynayey ilmar.
Dacwadan ayaa waxay ka furay maxkamadda degmada Laascaanood taasi oo markii dambe loo soo wareejiyey dacwadan taasi oo lagu kala saaray DNA taasi oo Maxkamadda ay ka caawisay cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: