Waxa xalay fiidka ka baxsaday mid kamida Libaaxyada uu dhaqdo Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Cali Maxamed Warance.
Libaaxa baxsaday ayaa waxa dhaawac soo gaadhsiin gabadh deganayd meel u dhow beerta lagu xanaaneeyo.
Ka dib hawlgal ay Ciidanka booliska Somaliland ku raadinayey xalay ayaa waxay ku guulaysteen in ay dilaan libaaxii Waxyeelada u geystay Haweenayda.
Ciidamadu waxay libaaxa heleen abaaro 5:30 subaxnimo ee subaxii hore saaka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:ย
bandhige@gmail.com