Shirka Midowga Afrika ugu socda Madaxweynayaasha Afrika magaalada Addis ababa ayaa waxay ka shirayaan goโaanka in ay shan kun oo ciidamado nabad-ilaalineed Burundi oo ay ka taagan yihiin qalalaase siyaasadeed oo xoogan.
Midowga Africa ayaa waxa uu ka goโaan kama dambeysa ah ka gaadhayaan qorshaha gaynta ciidamo nabad-ilaalineed.
Xukuumadda Burundi ayaa waxay xoog uga soo horjeedsatay qorshahana Midowga Afrika wadaan geynta ciidamo nabad-ilaalineed.
Ururadda bulshada iyo mucaaridka Burundi ayaa aad u soo dhoweeyey qorshaha nabad-ilaalineed lagu gaynayo Burundi.