Murashax Cirro wuxu hambalyo u diray shacabka Somaliland xuska 18-ka May

 

Guddoomiyaha, ahna musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa wuxu hambalyo u diray guud ahaan shacabka Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka hambalyada:

bandhige@gmail.com