Gudoomiyaha Xisbiga UCID wuxu hambalyo u diray shacabka Somaliland xuska 18 May

 

Guddoomiyaha Xisbiga UCID ahna musharaxa Madaxweyne Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu hambalyo u diray shacab Somaliland xuska munaasibada 18-ka May.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka hambalyada Guddoomiyaha UCID:

bandhige@gmail.com