Wasaaradda Arrimaha Guddaha waxay saaka ka qayb qaatay xuska 18-ka May dhir-beeris

 

Shaqaale weynaha wasaarada Arrimaha Gudaha JSL oo uu hogaaminayo Wasiiru Dawlaha Wasaaradda oo Ay Weheliyaan Agaasimayaasha Guud ee Amniga Iyo Maamulka ayaa Saaka xuska 18-ka May ku xusay xarunta wasaarada oo ay ka fuliyeen dhir-beeris.

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maxamed Kuuse Diiriye Agaasimaha Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur iyo Agaasimaha Amniga Xasan Nuur Abokor ayaa Halkaasi Kala Hadlay Shabiga Somaliland oo ay ku hambalyeeyeen munaasibada !8 May oo Sanadka Halku dhig u Yahay “18 may aan daryeelo dadkeena”

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com