Muuqaal dunida ka yaabiyey: Kooxo Daalibaan iyo ciidamada Afgaanistaan ka tirsan ayaa wada ciiday si nabadgalyo ah

Muuqaal lagu duubay mobile ayaa laga daawada daafaha dunida kaas oo ah koox daalibaan ah iyo xayn ciidamada Afgaanistaan ka tirsan oo u wada ciidaya si nabad ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaal ay idiin soo tebisay ALL WAQTI MEDIA