Muxaadaro: Qabsashada Kitaabka Alle iyo Sunaha Rasuulka Sheekh Maxamed Cumar Dirir

Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waa weyn ee Somaliland ayaa waxa uu halkan idiinku soo gudbin doonaa muxaadiro ka hadlaysa Qabsashada Kitaabka Alle iyo Sunaha Rasuulka,

Daawasho wacan:

bandhige@gmail.com