Muxaadiro: Dhalinyarada Qurbaha laga kaxeeyo ee Waddankii la geeyo ma dhaqan celisbaa mise waa mastaafuris? Sheekh Siciid Cali Axmed 

 

Dhallinyarada iyo carruurta dhulkii lagu celiyo si “dhaqan celis” loogu soo sameeyo waa kuwama? Dhaqan celisku wax natiijo ah ma keenaa? Maxaa la gudboon waalidiinta, culimada iyo hoggaanka jaaliyadaha Soomaalida ee qurbaha degan. Barnaamijkan iyo mid kale ee soo socda waxa uu Sheekhu isku dayi doonaa in uu su’aalahaas ka jawaabo:

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadiradan:

bandhige@gmail.com