Muxaadiro: Noocyada dhaliinyarada qurbaha, Q.1aad Sheekh Siciid Cali Axmed

Hordhac

Mid ka mida mushkiladaha ugu waa wayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhallinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay.

Waxa uu Sheekhu duubay duubay afar barmaamij oo uu ku falanqaynayo qaybaha ay ka kooban yihiin dhallinyarada Soomaalida ee qurbaha degani.

Waxa uu u bixiyay “Dhallinyarada Soomaalida Qurbaha – Saddexda “X”. Kani waa barmaamijkii kowaad.

Daawasho wacan :

Wixii Su’aal ah ama faallo ah ee aad Sheekha u haysaan waxaad kala xidhiidhaan cinwaankan hoos ku qoran.

said.ali.ahmed@gmail.com

bandhige@gmail.com