Waa bamaamijkii labaad ee aan ku eegayno qaybaha dhallinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Barmaamijkii koowaad waxa aan si guud uga hadalay dhallinyarada iyo muhiimada ay u leedahay mustaqbalka Soomaalida qurbaha.
Waxa kale oo uu Sheekhu soo bandhignay noocyada aan u qaybin karno dhallinyaradaas.
Barmaamijkan waxa uu ku soo qaadanaynaa qaybta koowaad ee qaybaha aan u qaybinay dhallinyarada waxa aanan u bixiyey: Xaqiid Diide.
Daawasho wacan :