Muxaadiro: Qisadii daanyeerkii ninka taajirka khiyaamadiisa kashifay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.7aad

 

Mararka qaarkood qofka khiyaamada sameeya waxa laga kashifaa meel aanu filayn. Qisada maanta ee Qisooyinka uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanaynaa nin taajir ahaa oo dadka khiyaamayn jiray oo uu daanyeerkiisii kashifay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com