Muxaadiro: Qisadii Gabadhii Muslimada ahayd ee Fircoon runta u sheegtay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.13aad

 

Barmaamijka Qisooyin uu Nebi Maxamed ka sheekeeyay waxa aan maanta ku soo qaadanaynaa qisadii gabadhii u shaqayn jirtay Fircoon ee diiday Illaahnimadii uu sheegan jiray. Sheekada gabadhaas iyo wixii ku dhacay halkan ka hoos ka daalaco.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com