Muxaadiro: Qisadii Islaantii Nebi Muuse ku shardiday in ay janada la gasho – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.3aad

 

Nebigu (CSW) waxa uu inooga sheekeeyay sheeko cajiiba oo dhacday waqtigii Nebi Muuse. Waa sheeko Islaan noolayd waqtigii Nebi Muuse (CSW). Waxay hooyadani shardi ku xidhay Nebi Muuse in ay janada u raacdo.

Qisadeeda ayaynu ku soo qaadanaynaa barnaamija saddexaad ee barmaamijadii uu sheekhu ugu talo galay bisha barkaysan ee Ramadaanta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com