Muxaadiro: Qisadii Nebigii boqortooyada qudhaanjada ah gubay – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.5aad

 

Barnaamijka maanta ee barnaamijkii Qisooyin uu Nebi Maxamed(CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa Nebi nabiyada Illaahay kamida oo boqortooyo qudhaanjo ah guryaheedii gubay. Sababtu maxay ahayd? Muxuuse Allah ka yidhi arrinkaas?

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com