Inta la ilaaliyo balanka iyo amaanadu waa arrin ay waynaysay diinteenu. Qisada maanta ee Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadaynaa nin ay amaanda iyo balantuba ku cuslaayeen oo uu Nebigu (CSW) inooga sheekeeyay. Dadkeenu marar badan balanta aad uma ilaaliyaan, waa qiso muhiim inoo ah hadaynu Soomaali nahay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran: