Muxaadiro: Qisadii ninkii boqolka qof dilay โ€“ Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.18aad

 

Diinta Islaamku waa Diinta rajada. Diinteena qofku si kasta oo u camalo aan wanaagsanayn u sameeyo, haddana albaabka rajada kama xidho oo toobiyadda ayaa furan. Qisada maanta ee Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waa qiso ku raja galinaysa, qof kasta oo xaqa Allah garan waayay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

https://www.google.com/url?hl=en&q=https://youtu.be/I_K18RQLLfI&source=gmail&ust=1497863917028000&usg=AFQjCNF7eVetY29xwDsI3mZFJhDWfClqIg

bandhige@gmail.com