Guddoomiye-ku-xigeenka Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa waxa uu soo dhoweeyey heshiiska Somaliland iyo Khaatumo, sidoo kalena waxa uu mahad celiyey Guddidii Wada-hadalada Somaliland iyo Khaatumo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: