Muxaadiro: Qisadii ninkii sadaqada siiyay tuuga, ta sinaysatay iyo taajirka – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.12aad

 

Wax kasta oo wanaagsan oo aad Illaahy dartii aad u samysaa Illaahay waa aqbalayaa xitaa haddii halkii aad ugu tala gashay aanu gaadhin. Qisada maanta ee Qisooyin uu Nebigu (CSW) ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadanaynaa sheeko ka hadlaysa arrinkaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com