Muxaadiro: Qisadii ninkii uu Alle jeclaaday – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.10aad

 

Marabtaa in uu Allah ku jeclaado. Qisada maanta ee qisooyinka uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan kaga hadli doonaa nin uu Nebigu (CSW) inoo sheegay in uu Alle jeclaaday. Waxa uu Alle ninkaas ku jeclaaday iyo qisadii ninkaas halkan ka daawo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com