Muxaadiro: Qisadii saddexdii nin ee Alle imtaxaamay iyo natiijadii imtaxaankaas – Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay Q.21aad

 

Nolasha adduunyadu waa imtaxaan. Alle (SWT) waxa uu adoomadiisa ku imtixaanaa imtixaano kala duwan. Qaarkood waa ay ku guulaystaan imtixaankaas oo wanaag adduun iyo mid aakhiro ayay helaan, qaarkoodna waa ay ku dhacaan imtixaankas oo khasaare adduun iyo khasaaro aakhiro ayay mutaan. Qisadan oo ka mida Qisooyin uu Nebi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa ay tusaale u tahay imtixaanadkaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka muxaadirada oo dhammaystiran:

bandhige@gmail.com