Nadwo Cilmiyeed Ku Saabsan Horumarka Arimaha Bulshada oo Ka Socotay Burco Ayaa La Soo Xidhay

Nadwo-cilmiyeed ka maalmo ka socotay magaalada Burco oo ay ka qayb-galeen culimo door ahi ayaa la soo gabagabeeyey shalay. Waxa lagaga hadlay arrimo muhiim ah oo ay ka mid yihiin dilka iyo waxa ay diintu ka qabto. Muuqaalkan hoose ka daawo qaar ka mid ah culimadii iyo aqoonyahankii madasha ka hadlay.