Nuxurka Khudbado Wasiir Maxamuud Xaashi jeediyay oo iftiiminaya kalsoonida uu ku qabo Murashaxa KULMIYE Muuse Biixi

 

Nuxurka khudbado fasiraya kalsoonida Wasiir Maxamuud Xaashi ku qabo Murashax Muuse Biixi Cabdi kuwaaso jawaab ugu filan dacaayadaha riqiiska ah ee Warbaahinta WADDANI ka faafinayaan Xisbiga KULMIYE iyagoo sawir qaldan ka bixinaya hadalada Masuuliyiinta Xisbiga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka khudbadan: 

bandhige@gmail.com