Nuxurka shir ay wada yeesheen madaxweynaha Somaliland iyo labada gudoomiye xisbi qaran ee Waddani iyo Ucid

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, Mudane Muuse Biixi Cabdi, Labada Gudoomiye Xisbi Qaran ee Waddani iyo Ucid, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Oo si wada jira Saxaafadda Ula Hadlay ayaa ka hadlay Saddex Qodob oo Muhiima.

1. Fariinta Bulshada Somaliland ee COID 19

2. Deynta Baanka Adduunku ka Daayey dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya iyo

3. Diidmadii golaha wakiilada Somaliland maanta ku diideen labadii xubnood ee Komishanka Qaranka.