Qaar ka mid ah hoggaanka Garabka Dhallinyarada xisbiga Waddani ee Gabiley ayaa iscasilay

 

Hoggaanka Garabka Dhallinyarada xisbiga Waddani ee Gabiley ayaa waxa iska casileen xilkii ay u hayeen xisbiga Waddani.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com