Qaramada midoobay ayaa ka digay in ku dhawaad 6,000 carruur ah oo adduunka ku nool ay maalin kasta u dhiman karaan saamaynta Covid-19

Qaramada midoobay ayaa ka digay in ku dhawaad 6,000 carruur ah oo adduunka ku nool ay maalin kasta u dhiman karaan saamaynta Covid-19

Qaramada midoobay waxay sidoo kale sheegeen in sababaha ugu wayn ee keenay cabsida ay tahay saamaynta fayraska Covid-19 ku yeeshay adeegyada caafimaadka oo ay kamid yihiin wax kaqabashada hooyada iyo dhallaanka.

10ka waddan ee tirada ugu badan ay u dhiman karaan ee ay saadaalinayso qaramada midoobay waxaa kamid ah Ethiopia, India, Nigeria, Congo, Uganda, Pakistan, Indonesia, Brazil, Tanzania iyo Bangladesh.

Bandhige@gmail.com

Il-Wareed: Wakaaladaha Caalamiga ah