Qisooyinka Qur’aanka, Magaaladii rusushooda ku caasiday, Sheekh Siciid Cali Axmed Q24aad

Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talogalnay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.

Barmaamijka 24 aad ee barmaamijyada Qisooyinka Qur’aanka waxa aan kaga hadli doonaa magaaladii saddexda rasuul loo diray laakiin diiday in ay rusushooda wanaaga ku raacdo.

Halkan ka daawo qaybtii afar iyo labaatanaad, daawasho wacan:

bandhige@gmail.com