Hadiyadii Ordogan ku dulleeyey Zarkosy

Muddo sannado ah oo kooban ka hor waxaa magaalada Stanbul ee dalka Turkiga lagu qabtay shir sannadeedka dalalka dhaqaalaha leh ee G20, xiligaas waxa dalka Faransiiska hoggaaminayey Madaxweyne Nicoly Zarkosy oo sheegay in uu kaga qayb gelayo shirweynahaasi sifada guddoomiyaha dalalka G 20 maadaama ay xiligaa Faransiisku hayeen guddoomiyanimada dalalkaasi.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Hadiyadii Ordogan ku dulleeyey Zarkosy:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com