Qisooyinka Qur’aanka, Qisadii reer Saba iyo duruusta ku jirta , Sheekh Siciid Cali Axmed Q23aad

Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talogalnay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.

Nicmada Allah haddii laga mahadnaqi waayo waxa ay keentaa in nicmadaasi ay suusho. Reer Saba waxa uu Allah deegaankooda ku siiyay nicmooyin aad u badan, markii ay ka mahadnaqi waayeen nicmooyinkaasna waxa loogu badalay cadaan adduunyo iyo in ay waayaan nicmooyinkaas. Qisadooda sida uu Allah Qur’aanka kaga sheekeyay ayaynu ku soo qaadan doonaa barmaamijka 23aad ee Qisooyinka Qur’aanka.

Halkan ka daawo qaybtii saddex iyo labaatanaad, daawasho wacan:

bandhige@gmail.com