Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo shacabkiisa ugu tahniyadeeyey buuxinta biyo xidheenka wajigiisa labaad

 

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Itoobiya in ay ku guuleysteen in ay buuxiyaan biyo xidheenka (GERD) wajigiisii labaad.

waxaa kale oo uu sheegey RW Abiyi Axmed in ay hada Itoobiya hada mareyso meel fiican oo dhiiri galin leh,kaydka biyo xidheenka (GERD)ย  ayaa hada gaadhey heer aad u fiican, arinta buuxinta biyo xidheenka ayaa maanta uu TV-ga Itoobiya baahiyey sawiro muujinaya biyo xidheenka oo ay sheegeen in uu guul ku soo dhamaadey wajiga 2aad ee buuxinta biyo xidheenka.