Ramaax oo Ka Hadley Cashuro Xad-dhafa oo DP WORLD Kuso Rogtay Ganacsatada

Siyaasi Ramaax Oo ka Tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waraysi uu bixiyay maanta Ku sheegay inay shirka DP WORLD oo gacanta Ku haysa dekeda berbera ayaa sheegay inay cashuuf dheeri ah kusoo rogtay ganacsatada.

Sidoo kale Ramaax waxa uu sheegay inay Jiraan shirqoolo ay Maagantahay Shirkadu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:-