Raysal Wasaaraha Yaman oo ka badbaaday weerar qarax ah

Weerar qaraxa oo lagu qaaday Hudheelka Qasr oo ku yaala Cadan ayaa waxa lagu bartilmaamsaday Raysal Wasaaraha Yaman Khaalid Bahah.

Hudheelka qarax lala beegsaday ayaa waxa degan dawlada ayaa taageeraan in ay xukunka dib ugu celiyaan xoogaga uu horkacayo Sucuudigu.

Qaraxan ayaa waxa dhintay dad lagu qiyaasiyo dhow qof, dawladda ayaa weerarkan ku eedaysay kooxda Xuutiyiinka ee dagaalka ay kula jiraan.

Wararka oo dheeraad ah oo laga helayo Yaman ayaa sheegay in xero ciidan oo ay deganaayeen ciidamada Isutaga Imaraadka Carabta lagu weeraray gantaal, balse wararkaasi may sheegin qasaaraha uu gaystay gantaalkaasi.

bandhige@gmail.com