Roobkii ka da’ay Hargeysa wuxu burbur u gaystay waddooyinka

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland waxa ka da’ay roobbab xooggan kuwaasi oo saamayn ku yeeshay nolosha dadka ku nool magaalada. Kor ka daawo warbixin muuqaal ah.
Khaalid Foodhaadhi

Reporter: Goobjoog TV
Hargeysa, Somaliland.

Khaalidfoodhaadhi@gmail.com

Mobile: +252634012548
Thank you.