Saafaradda Maraykan ee Ciraaq oo xaqiijisey oo dad u dashay afduub loogu haysto

Saraakiil ka tirsan safaaradda Maraykanka ee CIraaq ayaa waxay xaqiijiyeen in tiro dad u dhashay Maraykanka laga afduubay Baqdaad.

Balse saraakiishan ka tirsan safaraaradda Maraykanka ee Ciraaq ayaa wali shaacin tirada rasmiga ee afduubka loo haysto.

Waxay sheegen in si dhow ay ula shaqeynayaan dowladda Ciraq si loo helo halka lagu haysto dadkaasi.

Sidoo kale warar aan a xajiinin ayaa sheegay in mas’uuliyiin reer Ciraaq ah laga soo xigtay in saddex ruux oo Maraykan ah iyo turjumaankoodii la qafaashay.

bandhige@gmail.com