Saddex xagalka Barmuuda

Waa mandaqad balaadhan oo uu ku daboolan yahay saddex-xagalka barmuuda taasoo ku fadhida masaafo aad u balaadhan, waxaana la aaminsan yahay in sahamiyihii weynaa ee Christophar Columbos uu gooyey oo ka gudbay mandaqadaasi.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Saddex xagalka Barmuuda:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com