Safiirkii Ruushka u fadhiyey Turkiya ayaa nin hubaysani toogasho ku dilay

Safiirka Ruushka fadhiya Turkiga Andrey Karlov ayaa waxa geeriyooday kadib markii uu toogtey nin hubaysan isagoo ku sugan carwo bandhig sawirada oo ka socotay magaalada Ankara, geerida Safiirkana waxa xaqiijisey Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ruushka.
safiirka ayaa waxa uu ka jeedinay khudbad dhowr daqiiqo ah carwada taasin oo ninka hubaysani toogtay isagoo ku gudo jira hadalkiisa.

Ruushka iyo Turkiga ayaa waxa hore u dhex martay diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahayh oo ay soo rideen Turkigu.

Xidhiidhka Turkiga ayaa waxa uu xumaaday dhowaan taasi oo markii dambe ay soo celiyeen oo uu hadda ka soo raynayey, balse dhacdadan ayaa laga yaabaa in xidhiidhka xumayso.

Sidoo kale waxa uu dhaawacay 3 saddex qof, kadibna waxa dilay isagana ciidanka booliska.

bandhige@gmail.com