Sanadkii Dhamaday Sidee Loo Mareeyey Qashinkii Magalada Burco Lagu Arki Jiray?

Dalkastaa wuxuu horumar gaadhaa markuu iska habeeyo waxyaabaha hadhaaga ah ee wax u dhimaya bilicda caasimadaha iyo magaalooyinka waaweyn.

Hadaba Magalada Burco oo iyadu kamid ah magaalooyinka waaweyn ee Somaliland ayaa waxaa sanadkan dhamaadka ku dhaw laga sameyey isku dayo la xidhiidha sidii la iskaga habayn lahaa, Waxyaabaha dhaliya Qashinada Buux dhaafiyey Qaybo kamdi ah Magalada. Oo Saamayn cafimaad ku keenay Wakhtiyadii la soo dhaafay Dadka ku nool Magalada Burco.

Hoos ka daawo warbixintan oo uu diyaariyey Sahamiye Tube.