Sh. Cabdillaahi Sh.Cali Jawhar oo si qooto dheer uga hadlay marxaladihi ay soo martay dhismaha wadada Dila iyo Borama

Sheekh Cabdillaahi Sheekh Cali Jawhar oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland ayaa faahfaahin weyn ka bixiyey marxaladihii ay martay dhismaha waddada u dhaxaysa Dila iyo Boorama. Hoos ka daawo warbixinta oo muuqaal ah.