Shirkadda is gaadhsiinta Telesom oo xal Tiknoolajiyadeed u heshay hakadkii waxbarasho ee uu keenay xanuunka coronavirus.
Wasiiradda wasaaradaha Teknoolajiyada, waxbarasha iyo sayniska, iyo masuuliyiinta ugu saraysa shirkada Telesom ayaa kasoo qaygalay daahfurka barnaamijkan.
Adeeggan oo ah mid online ah, oo ardeyda u sahlaya inay waxbarashadooda sii wataan iyagoo guryahooda jooga , iyagoo isticmaalaya technology-ad cusub oo online ah,
Xigasho: Bogga Telesom