“SNM Iyaga Oo Cadhaysan ay Soo Galeen Borama Iyo Dila” Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil

Suldaan saleebaan cali ismaaciil oo maanta warbinta lahadlay ayaa sheegay in Aanay wax dambi ah galin dhalinyaradii laxidhay.

Sidoo kale suldaanu waxa uu sheegay in Jabhadii SNM ay soo magaleen Dilla Iyo Boorama Iyaga Oo Cadhaysan.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka warkan oo dhamaystiran.