Suldaan cusub ayaa lagu caleemo saaray Burco

Waxaa Magalada Burco Lagu Caleemo Saaray Suldaan Cabdisalaan maxamed Jaamac oo Ka mid noqday Bahda Sulaadiinta gobolka togdheer.

Caleemo saarka suldaan cabdisalaan Maxmed Jaamac oo ka dhacay hotel golis ee magalada burco ayaa waxaa kazoo qayb galay Sulaadiin,Cuqaal, aqoonyahan iyo Qaybo kamid ah Beesha caleemo saartay.