Wasiirka Cusub ee Wasaarada Ciyaaraha Somaliland iyo Wafti u Hogaaminayo ayaa Burco kusoo Bandhigay Qorshe Shaqa abuur Loogu Samaynayo ardayda Jamacadaha ka baxday

Wafti u Hogaaminayey Wasiirka Cusub ee Loo magacabay Wasaarada CIyaaraha Somaliland Boos Mise Maxamed ayaa Magalada Burco ka bilaabay Qorshe Shaqo abuur loogu samaynayo ardayda ka qalin jabisay Jaamacadaha dalka. Isaga iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan xukumada Somaliland ayaa ka hadlay arinta shaqo abuurka dhalinyarada jaamacadaha ka baxay