Tababaraha Kooxda Arsenal Mikel Arteta oo Laga Halay Caabuqa Corona

Manchester City's Spanish assistant manager Mikel Arteta takes his seat for the UEFA Champions League football Group C match between Manchester City and Shakhtar Donetsk at the Etihad Stadium in Manchester, north west England on November 26, 2019. (Photo by Oli SCARFF / AFP) (Photo by OLI SCARFF/AFP via Getty Images)

Kooxda kubada cagta ee Arsenal ayaa xaqiijisay in tababareheeda Mikel Arteta laga helay caabuqa Coronavirus kadib tijaabo caafimaad oo uu maray.

Warkan ayaa imanaya kadib markii waqti aan fogayn maamulka Premier League uu xaqiijiyay in dhamaan kulamada loo ciyaarayo sidii caadiga ahayd todobaadkan.

War-saxaafadeed goor dhawayd kasoo baxay kooxda ayaa lagu xaqiijiyay warkan.

Arsenal oo Sabtida wajahaysay kooxda Brighton ayaa haatan dib loo dhigay.

 

Bandhige@gmail.com