Tacsi ,Marxuumka waxay alle uga baryayaan ina uu naxarisitii janno haka waraabiyo..:

Tacsi :

انا لله وانا اليه راجعون.

Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi , Taliye Kuxigeenka Cabdi Xasan Mirre , Taliye Kuxigeenka Saddexaad Daahir Cali Wacays , Hoggaamada , Saraakiisha iyo dhammaan Ciidanka Booliska JSL waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Qaraabadii , Ehelkii , Bahda Ciidanka Booliska iyo guud ahaan Qaranka Somaliland, Geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Korneyl Cismaan Xirsi Adar oo ku geeriyooday Magaalada Hargaysa .

Marxuumka waxay alle uga baryayaan ina uu naxarisitii janno haka waraabiyo qoyskii, qaraabadii , asxaabtii iyo Dhammaan Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland samir iyo iimaan saadiqa alle ka siiyo. AAMIIN.