Taliyaha Laanta Socdaalka Soomaaliya oo sheegay in uu warqad codsi xafiiska baasaboorada lagu furo Somalilad ka heay Waran-Cade oo beeniyey in uu warqad u diray Taliye Gafow.
Dhinaca kale Waran-cade ayaa sheegay in tani ka mid tahay dibin-daabooyinka uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo kooxdiisu ku wadaan Somaliland ee ay ugu dambeysa go’aanadii ka soo baxay shirkii Madasha wada-tashiga ee doorashada 2016-k.
Tan iyo intii ay Somaliland la bilowday wada-hadalada Soomaaliya ayaa waxa isa-soo taraya xidhiidhada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya, inkasta oo aanu jirin xidhiidh rasmiya oo ka dhexeeya xukuumada Somaliland iyo Soomaalliya.