Tartan orod ah ayaa dhex maray Madaxweyne Biixi iyo Sir Mo Faarax

IMadaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo orodyahanka caanka ah Sir Mo Faarax ayaa kulan ku qaatay magaalada Addis Ababa, kaas oo lagaga hadlayey sidii loo dardar gelin lahaa cayaaraha dhallinyarada Somaliland.

Kulankooda kadib waxa wada orday madaxweynaha iyo Mo Faarax iyadoo uu Mo Faarax la yaabay orodka madaxweynaha kuna tilmaamay in uu yahay nin maalin walba orda.

Hoos ka daawo kulanka iyo muuqaalka madaxweynaha iyo Mo Faarax.