Ururka SESC Ayaa Ka Hadlay Wefti Somaliland Ah Oo Ay Norway Ku Casuumeen

Halkan ka daawada ururka samafalka ah ee SESC oo ka dhisan dalka Norway oo faahfaahin ka bixiya wefti reer Somaliland oo ay Oslo ku casuumeen iyo ujeedadii ay casuumadu daarnayd.

Cabdishakuur Heersare