Waa In Aan Barano Walaalnimada!

Nin daโ€™a ayaa la weydiiyay sida 52 sano isaga iyo gabadhiisu aanay maalin keliya u murmruin. Waxaan uu ku jawaabay โ€œ Habeenkii arooskayaga ayaanu heshiis ku wada galay in haddii ay xanuunsato aan hawsha madbakha la wareego, haddii aan anigu xanuunsadana hawsha biilka ay la wareegto, sidaasi ayaanu u wadaagnay nolosha, waxaana halku dhigayagu ahaa odhaahdii halgamaagii dadka madaw ee Maraykanka Martin lUther King ee ahayd:

โ€œ We must learn to live together as bothers or perish together as fools โ€œ โ€œ Waa in aa baranaa sida loo wada noolaado inagooo walaalo ah, ama waa in aan sida nacasyada u wada dhimanaa โ€œ.

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan

bandhige@gmail.com