Muhim Maaha Inaan Ogaado Wax Kasta!

Gabadh sabool ah aya idaacadda ka codsatay in looga sii daayo in la soo caawiyo iyada iyo caruurteeda faqiirka ah.ย ย  Markii uu cinwaankeeda helay ayuu nin shuuci ah oo maalqabeen ahi isku deyay doonay inuu ku dheedheelo. ย Kaliyaasha ka shaqeeya ayuu ku amray inay raashin ku filan oo nooca kasta leh u qaadan, waxaana uu siiyay amaro iyo tilmaamo.

Waxaana uu ku yidhi: โ€œ Markay ay idin weydiiso yaa iigu deeqay raashinkan?ย  Waxaadย  ku odhan doontaa โ€œ Shaydaan ayaa kugu deeqayโ€.

Isagoo rabay in islaantu argagaxdo oo laga yaabo inay tidhaa iga celiya, anigu xoolo shaydaan cuni maaye!.

Markii Islaantii ay u geeyeen way soo dhowaysay, waana ay kala wareegtay iyadoo farxsan. Laakiin haba yaraatee ma ay weydiin deeqdan cidda ku caawisay. Markii ay weydiin waydayna xoghaynta Shuuciga ayaa ku yidhi: โ€œ Miyaanad na weydiinayn cidda kuugu deeqday Raashinkan faraha badan ee nooc kasta leh?โ€

Islaantii ayaa iyaduna ugu jawaabtay: โ€œ Maya, muhiim ma ah inaan ogaado , maxaa yeelay, marka Allah (sw) arrin doono, xataa Shayaadiinta ayu kuu sakhriya si ay kuu badbaadiyaan

 

 

 

Xigasho:wargeyska dawan

bandhige@gmail.com